Abdi Good Oo maqaalinta surtay Khadra Sinimo -Weerar Culus

Ku soo dhawaada Akhristayaasha  Sharafta  leh  meel  Kasta  oo  aad  Joogtaan  Xubinta  Weerarka  Fanka  iyo Suugaanta  uu Ku Hayo  Gool Haye  Abdi Good  Abees

Abdi Good  oo Ka  Shaqeeya  Baa’binta  Fanka  Soomaaliyeed  Ayaa  Todobaadkaan  Si  Xun Dhulka  Ugu Jiiday  Fanaanadda Khadra  Abdi Silimo